Yeremyaah 21:13 ~ Jeremiah 21:13

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Ogaada, col baan idinla ahay, kuwiinna dooxada iyo dhagaxa bannaanka deggan ee yidhaahda, Bal yaa nagu soo dhaadhici kara, amase yaa rugtayada soo geli kara?


Behold, I am against thee, O inhabitant of the valley, and rock of the plain, saith the Lord; which say, Who shall come down against us? or who shall enter into our habitations?

Continue reading Report error