Yeremyaah 20:7 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 20:7

picture

R abbiyow, waad i khiyaanaysay, oo waa lay khiyaaneeyey, adigu waad iga xoog badan tahay, oo waad iga adkaatay. Maalin kasta waa laygu qoslaa, oo mid kastaaba waa i yaraystaa.


يا اللهُ ، قَدْ أقْنَعتَنِي فَاقتَنَعْتُ، وَأظهَرْتَ لِي قُوَّتَكَ فَغَلَبْتَنِي. صِرتُ أُضحُوكَةً طَوالَ اليَومِ، وَالجَمِيعُ استَهزَأُوا بِي.

Continue reading Report error