Yeremyaah 20:10 ~ 耶 利 米 書 20:10

picture

W aayo, waxaan maqlay kuwa badan oo i caayaya, iyo cabsi dhan kasta iga wareegsan. Oo waxay yidhaahdaan, Soo ashtakeeya oo annana waannu ashtakaynaynaa. Kuwii ila nabad ahaa oo dhammu waxay sugayaan dhiciddayda, oo waxay yidhaahdaan, Mindhaa isaga waa la khiyaanayn doonaa, oo waannu ka adkaan doonnaa, oo waannu aargudan doonnaa.


我 聽 見 了 許 多 人 的 讒 謗 , 四 圍 都 是 驚 嚇 ; 就 是 我 知 己 的 朋 友 也 都 窺 探 我 , 願 我 跌 倒 , 說 : 告 他 罷 , 我 們 也 要 告 他 ! 或 者 他 被 引 誘 , 我 們 就 能 勝 他 , 在 他 身 上 報 仇 。

Continue reading Report error