D adka qarniganow, bal erayga Rabbiga ka fiirsada. Reer binu Israa'iil ma waxaan u ahaa cidlo ama dal gudcur ah? Haddaba bal maxaa dadkaygu u yidhaahdaan, Xor baannu nahay, oo mar dambe kuu iman mayno?
O generation, see ye the word of the LORD. Have I been a wilderness unto Israel? a land of darkness? Why do my people say, We are lords; we will come no more unto thee?
Continue reading Report error