Yeremyaah 19:7 ~ 耶 利 米 書 19:7

picture

O o waxaan meeshan ka tirtiri doonaa talada dadka Yahuudah iyo dadka Yeruusaalemba, oo waxaan ka dhigi doonaa inay cadaawayaashooda hortooda ku la'daan oo ay ku dhintaan gacanta kuwa naftooda doondoonaya, oo bakhtigoodana waxaan cunto ahaan u siin doonaa haadka samada iyo dugaagga dhulka.


我 必 在 這 地 方 使 猶 大 和 耶 路 撒 冷 的 計 謀 落 空 , 也 必 使 他 們 在 仇 敵 面 前 倒 於 刀 下 , 並 尋 索 其 命 的 人 手 下 。 他 們 的 屍 首 , 我 必 給 空 中 的 飛 鳥 和 地 上 的 野 獸 作 食 物 。

Continue reading Report error