Yeremyaah 19:3 ~ Jeremiah 19:3

picture

a doo leh, Boqorrada dalka Yahuudah iyo dadka Yeruusaalem degganow, bal maqla erayga Rabbiga. Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal ogaada, meeshan masiibaan ku soo dejin doonaa, oo ku alla kii maqlaaba wuu ka nixi doonaa.


and say, Hear ye the word of Jehovah, O kings of Judah, and inhabitants of Jerusalem: thus saith Jehovah of hosts, the God of Israel, Behold, I will bring evil upon this place, which whosoever heareth, his ears shall tingle.

Continue reading Report error