Yeremyaah 19:13 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 19:13

picture

o o guryaha Yeruusaalem iyo guryaha boqorrada dalka Yahuudah ee nijaasaysan waxay u ahaan doonaan sida meesha Tofed oo kale, xataa guryahaas oo ah kuwii saqafkooda oo dhan foox loogu shidi jiray ciidammada samada oo dhan, oo qurbaanno cabniin ah loogu bixin jiray ilaahyo kale.


«‹سَتُصبِحُ بُيُوتُ القُدْسِ وَبُيُوتُ مُلُوكِ يَهُوذا نَجِسَةً مِثلَ تُوفَةَ، بِسَبَبِ كُلِّ البُيُوتِ الَّتِي أحرَقُوا فِيها بَخُوراً لِعِبادَةِ النُّجُومِ، وَالَّتِي فِيها سَكَبُوا قَرابِينَ سائِلَةً لآلِهَةٍ أُخْرَى.›»

Continue reading Report error