Yeremyaah 19:11 ~ Jeremiah 19:11

picture

O o waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Dadkan iyo magaaladanba waxaan u jejebin doonaa sida weelka dheryasameeyaha loo jebiyo oo kale, kaasoo aan mar kale la kabi karayn, oo waxaa meydadkooda lagu wada xabaali doonaa Tofed, ilamaa ay waayaan meel ay ku kala xabaalaan.


and say to them, ‘Thus says the Lord of hosts: “Even so I will break this people and this city, as one breaks a potter’s vessel, which cannot be made whole again; and they shall bury them in Tophet till there is no place to bury.

Continue reading Report error