Yeremyaah 18:12 ~ Jeremiah 18:12

picture

L aakiinse iyagu waxay leeyihiin, Taas ha ka yaabin, annagu waxaannu iska daba soconaynaa hindisooyinkayaga, oo midkayo kastaaba wuxuu samayn doonaa caasinimada qalbigiisa sharka ah.


And they have said, It is incurable, For after our own devices we do go, And each the stubbornness of his evil heart we do.

Continue reading Report error