Yeremyaah 18:11 ~ 耶 利 米 書 18:11

picture

H addaba sidaas daraaddeed tag, oo waxaad la hadashaa dadka dalka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem deggan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, anigu masiibaan idiin qabanqaabinayaa, oo hindisaan idiin hindisayaa. Haddaba midkiin kastaaba jidkiisa sharka ah ha ka soo noqdo, oo jidadkiinna iyo falimihiinnaba wanaajiya.


現 在 你 要 對 猶 大 人 和 耶 路 撒 冷 的 居 民 說 : 耶 和 華 如 此 說 : 我 造 出 災 禍 攻 擊 你 們 , 定 意 刑 罰 你 們 。 你 們 各 人 當 回 頭 離 開 所 行 的 惡 道 , 改 正 你 們 的 行 動 作 為 。

Continue reading Report error