Yeremyaah 17:8 ~ Єремія 17:8

picture

W aayo, wuxuu ahaan doonaa sida geed lagu beeray biyaha dhinacooda oo xididdihiisa u fidsaday webiga dhiniciisa, oo kulaylku markuu yimaado kama cabsan doono, laakiinse caleentiisu cagaar bay iska ahaan doontaa, oo sannadda abaarta ah innaba ma uu welweli doono, mana uu joojin doono midhobixintiisa.


І він буде, як дерево те, над водою посаджене, що над потоком пускає коріння своє, і не боїться, як прийде спекота, і його листя зелене, і в році посухи не буде журитись, і не перестане приносити плоду!

Continue reading Report error