Yeremyaah 17:11 ~ Jeremiah 17:11

picture

K ii si aan xaq ahayn maal ku soo urursadaa wuxuu la mid yahay digaagduurta ku dul fadhida ugxan ayan dhalin, oo wuxuu ka tegi doonaa kalabadhka cimrigiisa, oo ugudambaystiisana nacas buu ahaan doonaa.


A partridge hatching, and not bringing forth, one making wealth, and not by right, In the midst of his days he doth forsake it, And in his latter end -- he is a fool.

Continue reading Report error