Yeremyaah 16:6 ~ Иеремия 16:6

picture

O o kuwa waaweyn iyo kuwa yaryaruba dalkanay ku dhex dhiman doonaan. Lama xabaali doono, loomana barooran doono, laysumana googooyn doono, oo iyaga aawadoodna laysuma xiiri doono.


В этом краю умрут и знатные, и бедные, не похоронят их и не оплачут, и не будут делать на себе надрезов и брить голов в память о них.

Continue reading Report error