Yeremyaah 16:4 ~ Еремия 16:4

picture

W axay u dhiman doonaan dhimasho xun, oo looma barooran doono, lamana xabaali doono, laakiinse sidii digo dhulka daadsan oo kale ayay noqon doonaan, oo waxay ku baabbi'i doonaan seef iyo abaar, oo baqtigooduna cunto buu u noqon doonaa haadka samada iyo dugaagga dhulkaba.


Те ще умрат от разни видове люта смърт; Не ще бъдат оплакани, нито погребани; Ще бъдат като тор по лицето на земята; Ще загинат от нож и от глад, И труповете им ще бъдат храна За небесните птици и за земните зверове.

Continue reading Report error