Yeremyaah 16:19 ~ Jeremiah 16:19

picture

R abbiyow, xooggaygii, iyo qalcaddaydii, iyo magangalkaygii aan maalinta dhibaatada magangalow, quruumuhu way kaaga iman doonaan dhulka darafyadiisa ugu shisheeya, oo waxay odhan doonaan, Sida xaqiiqada ah awowayaashayo waxba ma dhaxlin been, iyo wax aan waxtar lahayn, iyo waxyaalo aan innaba faa'iido lahayn mooyaane.


O Lord, my Strength and my Stronghold, and my Refuge in the day of affliction, to You shall the nations come from the ends of the earth and shall say, Surely our fathers have inherited nothing but lies, emptiness, and futility, worthless things in which there is no profit!

Continue reading Report error