Yeremyaah 16:11 ~ Еремия 16:11

picture

m arkaas waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Awowayaashiin way iga tageen, oo waxay daba galeen ilaahyo kale, wayna u adeegeen oo caabudeen, oo anigana way iga tageen, oo sharcigaygiina ma ay dhawrin,


Тогава да им отвърнеш: Понеже бащите ви Ме изоставиха, казва Господ, и последваха други богове, служиха им и им се поклониха, а Мен изоставиха и закона Ми не опазиха;

Continue reading Report error