Yeremyaah 15:6 ~ Jeremiah 15:6

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Waad iga tagtay, oo dib baad u noqotay, sidaas daraaddeed gacantaydaan kugu soo fidiyey, waanan ku baabbi'iyey, waayo, inaan ciqaabiddaada ka noqdo waan ka daalay.


“You who have forsaken Me,” declares the Lord, “You keep going backward. So I will stretch out My hand against you and destroy you; I am tired of relenting!

Continue reading Report error