Yeremyaah 15:19 ~ 耶 利 米 書 15:19

picture

S idaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Haddaad soo noqotid, waan ku soo celin doonaa, oo hortaydaad istaagi doontaa. Oo haddaad waxyaalaha qaaliga ah nijaasta ka soocdidna waxaad noqon doontaa sida afkayga oo kale. Iyagu waa inay kuu soo noqdaan, laakiinse adigu waa inaadan xaggooda u noqon.


耶 和 華 如 此 說 : 你 若 歸 回 , 我 就 將 你 再 帶 來 , 使 你 站 在 我 面 前 ; 你 若 將 寶 貴 的 和 下 賤 的 分 別 出 來 , 你 就 可 以 當 作 我 的 口 。 他 們 必 歸 向 你 , 你 卻 不 可 歸 向 他 們 。

Continue reading Report error