B al maxaa xanuunkaygu had iyo goor u sii jiraa, nabarkayguse bal muxuu la raysan waayaa, oo inuu bogsado u diidaa? Sida xaqiiqada ah ma waxaad ii noqonaysaa sidii durdur been ah, iyo sidii biyo sii gudhaya oo kale?
Why was my pain perpetual and my wound incurable, which refuses to be healed? Wilt thou be altogether unto me as a liar and as waters that fail?
Continue reading Report error