R abbiyow, Ilaaha ciidammadow, erayadaadii waa la helay, oo waan cunay, oo erayadaadu waxay ii ahaayeen farxaddii iyo rayrayntii qalbigayga, waayo, magacaagaa la iigu yeedhaa.
Your words were found, and I ate them, And Your word was to me the joy and rejoicing of my heart; For I am called by Your name, O Lord God of hosts.
Continue reading Report error