R ajadii reer binu Israa'iilow, Badbaadiyahoodii wakhtiga ay dhibaataysan yihiinow, bal maxaad dalka dhexdiisa ugu noqonaysaa qariib iyo sidii nin socdaal ah oo u soo leexda inuu habeen ku hoydo?
O Hope of Israel, her Savior in time of trouble, why should You be like a sojourner in the land and like a wayfaring man who turns aside and spreads his tent to tarry for a night?
Continue reading Report error