Yeremyaah 14:17 ~ Jeremiah 14:17

picture

W axaad iyaga ku tidhaahdaa erayadan, Habeen iyo maalinba indhahayga ilmo ha ka hoorto, oo yaanay marnaba joogsan, waayo, dadkayga oo ah sida gabadh bikrad ah nabar weyn baa ku dhacay iyo dhaawac aad iyo aad u xun.


You will say to them, ‘Let my eyes flow with tears without stopping night and day. For my people have been crushed with a very hard beating.

Continue reading Report error