Yeremyaah 14:16 ~ Єремія 14:16

picture

O o dadka ay wax u sii sheegaanna waxaa lagu tuuri doonaa jidadka Yeruusaalem, waana abaar iyo seef daraaddood, oo ciduna ma ay xabaali doonto iyaga, iyo naagahooda, iyo wiilashooda, iyo gabdhahoodaba, waayo, waxaan iyaga ku soo dejin doonaa xumaantoodii oo dhan.


А народ, що таке пророкують йому, розкиданий буде по вулицях Єрусалиму від голоду та від меча, і не буде кому поховати його, вони й їхні жінки, й їхні сини та їхні дочки, і виллю на них їхнє зло!

Continue reading Report error