Yeremyaah 14:15 ~ 耶 利 米 書 14:15

picture

S idaas daraaddeed Rabbigu wuxuu nebiyadaas ka leeyahay, Nebiyada magacayga wax ku sii sheega, oo aanan soo dirin, laakiinse yidhaahda, Seef iyo abaar toona dalkan dhexdiisa laguma arki doono, waxaa baabbi'in doona seef iyo abaar.


所 以 耶 和 华 如 此 说 : 论 到 托 我 名 说 预 言 的 那 些 先 知 , 我 并 没 有 打 发 他 们 ; 他 们 还 说 这 地 不 能 有 刀 剑 饥 荒 , 其 实 那 些 先 知 必 被 刀 剑 饥 荒 灭 绝 。

Continue reading Report error