M arkay soomaan qayladooda innaba ma aan maqli doono, oo markay qurbaan la gubo iyo qurbaan hadhuudh ah ii soo bixiyaanna innaba ma aan aqbali doono, laakiinse waxaan iyaga ku baabbi'in doonaa seef, iyo abaar, iyo belaayo.
When they fast, I am not going to listen to their cry; and when they offer burnt offering and grain offering, I am not going to accept them. Rather I am going to make an end of them by the sword, famine and pestilence.” False Prophets
Continue reading Report error