Yeremyaah 14:10 ~ 耶 利 米 書 14:10

picture

R abbigu wuxuu dadkan ka leeyahay, Waxay jeclaadeen inay warwareegaan, oo cagahoodana ma ay celin, sidaas daraaddeed Rabbigu iyaga ma aqbalo. Haatan wuu soo xusuusan doonaa xumaantoodii, oo dembiyadoodana wuu ciqaabi doonaa.


耶 和 华 对 这 百 姓 如 此 说 : 这 百 姓 喜 爱 妄 行 ( 原 文 是 飘 流 ) , 不 禁 止 脚 步 , 所 以 耶 和 华 不 悦 纳 他 们 。 现 今 要 记 念 他 们 的 罪 孽 , 追 讨 他 们 的 罪 恶 。

Continue reading Report error