Yeremyaah 13:6 ~ Ieremia 13:6

picture

O o maalmo badan dabadeed ayaa Rabbigu igu yidhi, Kac oo waxaad tagtaa xagga Webi Yufraad, oo waxaad halkaas ka soo bixisaa guntigii aan kugu amray inaad halkaas ku qariso.


După mai multe zile, Domnul mi-a zis: „Scoală-te, du-te la Eufrat şi ia din acel loc brâul pe care ţi-am poruncit să-l ascunzi acolo.“

Continue reading Report error