Yeremyaah 13:27 ~ Еремия 13:27

picture

W aan arkay sinadaadii, iyo dananiddaadii, iyo wasakhnimadii dhillanimadaada kuwaasoo ahaa karaahiyadaadii aad kuraha iyo berrinkaba ku samaysay. Yeruusaalemay, adigaa iska hoogay! Ilaa goormaad diidaysaa inaad nadiifsanaato?


Видях твоите мерзости по хълмовете и по полетата, Прелюбодействата ти и цвиленията ти, Безсрамното ти блудство. Горко ти, Ерусалиме! До кога още няма да се очистиш?

Continue reading Report error