Yeremyaah 13:19 ~ 耶 利 米 書 13:19

picture

M agaalooyinkii koonfureed waa la xidhay, oo cid furaysaana ma jirto. Dadka Yahuudah oo dhan maxaabiis ahaan baa loo kaxaystay, oo kulligood maxaabiis ahaan baa loo wada kaxaystay.


南 方 的 城 尽 都 关 闭 , 无 人 开 放 ; 犹 大 全 被 掳 掠 , 且 掳 掠 净 尽 。

Continue reading Report error