S idaas daraaddeed waxaad iyaga u sheegtaa eraygan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Sibraar kasta waxaa laga buuxin doonaa khamri, iyaguna waxay kugu odhan doonaan, War sida runta ah miyaannan ogayn in sibraar kastaba khamri laga buuxin doono?
Затова им кажи това слово - така казва Господ, Израелевият Бог: Всеки мях се пълни с вино, и те ще ти кажат: Че не знаем ли ние, че всеки мях се пълни с вино?
Continue reading Report error