W aayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Sida guntigu ugu dhegsan yahay nin dhexdiis, sidaas oo kalaan uga dhigay inay aniga iigu dhegsanaadaan dadka Israa'iil oo dhan iyo dadka Yahuudah oo dhammuba, inay ii ahaadaan dad, iyo magac, iyo ammaan, iyo sharafba, laakiinse iyagu way i maqli waayeen innaba. Sibraarrada Khamriga
耶 和 华 说 : 腰 带 怎 样 紧 贴 人 腰 , 照 样 , 我 也 使 以 色 列 全 家 和 犹 大 全 家 紧 贴 我 , 好 叫 他 们 属 我 为 子 民 , 使 我 得 名 声 , 得 颂 赞 , 得 荣 耀 ; 他 们 却 不 肯 听 。
Continue reading Report error