I laa goormuu dalku sii barooranayaa, oo uu waddanka oo dhan dooggiisu engegayaa? Xumaanta kuwa dhex deggan aawadeed ayaa xayawaankii iyo shimbirrihiiba wada baabbe'een, maxaa yeelay, dadku waxay yidhaahdeen, Isagu ugudambaystayada ma uu arki doono. Jawaabtii Ilaah
How long is the land to mourn And the vegetation of the countryside to wither? For the wickedness of those who dwell in it, Animals and birds have been snatched away, Because men have said, “He will not see our latter ending.”
Continue reading Report error