Yeremyaah 12:12 ~ Єремія 12:12

picture

M eelaha dhaadheer oo cidlada ku dhex yaal oo dhan waxaa ku soo kacay baabbi'iyayaashii, waayo, seefta Rabbiga ayaa wax ka baabbi'isa dalka darafkiisan iyo ilaa darafka kale inta ka dhex leh, oo binu-aadmiga oo dhan midnaba nabad ma leh.


Поприходять на всі лисі гори в пустині руїнники, бо меч Господа все позжирає від краю землі й аж до краю землі, миру не буде для всякого тіла!...

Continue reading Report error