L aakiinse anigu waxaan la mid ahaa neef baraar ah oo loo soo kexeeyo in la gowraco, oo mana aan ogayn inay shirqool ii hindiseen, oo ay yidhaahdeen, Geedka iyo midhihiisaba aynu wada baabbi'inno, oo aynu isaga ka gooyno dalka kuwa nool, si aan magiciisa mar dambe loo soo xusuusan.
А я, как кроткий агнец, ведомый на заклание, и не знал, что они составляют замыслы против меня,: 'положим дерево в пищу его и отторгнем его от земли живых, чтобы и имя его более не упоминалось'.
Continue reading Report error