Yeremyaah 10:5 ~ 耶 利 米 書 10:5

picture

S anamyadaas waa sida geed timireed oo toosan, laakiinse ma ay hadlaan, oo waxay u baahan yihiin in la qaado, maxaa yeelay, ma ay socon karaan. Iyaga ha ka baqina, waayo, wax xun idinkuma samayn karaan, oo weliba innaba wax san ma samayn karaan.


他 好 像 棕 树 , 是 镟 成 的 , 不 能 说 话 , 不 能 行 走 , 必 须 有 人 抬 着 。 你 们 不 要 怕 他 ; 他 不 能 降 祸 , 也 无 力 降 福 。

Continue reading Report error