Yeremyaah 10:22 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 10:22

picture

B al maqla qaylada warka iyo rabshadda weyn oo xagga dalka woqooyi ka soo socota, oo markaas waxaa magaalooyinka dalka Yahuudah laga dhigi doonaa baabba' iyo meel ay dawacooyinku ku hoydaan. Baryadii Yeremyaah


صَوتُ ضَجَّةٍ آتٍ. اضطِرابٌ عَظِيمٌ مِنَ الشَّمالِ، سَيُحَوِّلُ مُدُنَ يَهُوذا إلَى خَرابٍ، وَإلَى مَأوَىً لِبَناتِ آوَى.

Continue reading Report error