Yeremyaah 1:9 ~ Jeremiah 1:9

picture

M arkaasaa Rabbigu gacanta soo fidiyey, oo afkayguu taabtay, kolkaasaa Rabbigu wuxuu igu yidhi, Bal eeg, Anigu erayadaydii ayaan afka kuugu riday.


Then Jehovah put forth his hand, and touched my mouth; and Jehovah said unto me, Behold, I have put my words in thy mouth:

Continue reading Report error