Yeremyaah 1:18 ~ 耶 利 米 書 1:18

picture

W aayo, bal eeg, maanta waxaan kaa dhigay magaalo deyr leh, iyo tiir bir ah, iyo derbiyo naxaas ah, oo dalka oo dhan col ku ah, oo col ku ah boqorrada dalka Yahuudah, iyo amiirradooda, iyo wadaaddadooda, iyo dadka dalka oo dhanba.


看 哪 , 我 今 日 使 你 成 為 堅 城 、 鐵 柱 、 銅 牆 , 與 全 地 和 猶 大 的 君 王 、 首 領 、 祭 司 , 並 地 上 的 眾 民 反 對 。

Continue reading Report error