Yeremyaah 1:16 ~ Иеремия 1:16

picture

O o anna waxaan kala hadli doonaa xukummadayda ku saabsan xumaantooda oo dhan, waayo, way iga tageen oo ilaahyo kale ayay foox u shideen, wayna u sujuudeen shuqulladii ay gacmahoodu sameeyeen.


Я оглашу приговор им за все их злодеяния: они оставили Меня и возжигали благовония чужим богам, и поклонялись делам своих рук.

Continue reading Report error