Yeremyaah 1:13 ~ Еремия 1:13

picture

O o haddana mar labaad ayuu eraygii Rabbigu ii yimid, oo wuxuu igu yidhi, Maxaad aragtaa? Oo aniguna waxaan idhi, Waxaan arkaa dheri karaya, oo wuxuu ka soo jeedaa xagga woqooyi.


И втори път дойде Господнето слово към мен и каза: Какво виждаш? Аз отговорих: Виждам котел, който възвира; и лицето му е от север.

Continue reading Report error