A digu quruunta waad badisay, oo farxaddoodiina waad sii kordhisay, oo waxay hortaada ugu farxaan sida farxadda wakhtiga beeraha la goosto, iyo sida niman booli qaybsanayaa ay u reyreeyaan oo kale.
Ты умножил народ, увеличил их радость; они радуются пред Тобой, как радуются во время жатвы, как ликуют, деля добычу.
Continue reading Report error