R eer Manaseh waxay cuni doonaan reer Efrayim, oo reer Efrayimna waxay cuni doonaan reer Manaseh, oo iyana dhammaantood waxay col ku ahaan doonaan reer Yahuudah. Hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisii weli way fidsan tahay.
Manasseh goes against Ephraim, and Ephraim goes against Manasseh. And together they are against Judah. Even with all this, the Lord’s anger does not turn away. His hand is still held out.
Continue reading Report error