Ishacyaah 9:17 ~ 以 賽 亞 書 9:17

picture

H addaba sidaas daraaddeed Sayidku ku farxi maayo barbaarradooda, oo agoontooda iyo carmalladoodana u naxariisan maayo, waayo, midkood kastaaba waa cibaadalaawe iyo xumaanfale, oo af kastaana wuxuu ku hadlaa wax nacasnimo ah. Hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisii weli way fidsan tahay.


所 以 , 主 必 不 喜 悅 他 們 的 少 年 人 , 也 不 憐 恤 他 們 的 孤 兒 寡 婦 ; 因 為 , 各 人 是 褻 瀆 的 , 是 行 惡 的 , 並 且 各 人 的 口 都 說 愚 妄 的 話 。 雖 然 如 此 , 耶 和 華 的 怒 氣 還 未 轉 消 ; 他 的 手 仍 伸 不 縮 。

Continue reading Report error