Ishacyaah 8:19 ~ Isaiah 8:19

picture

O o markay idinku leeyihiin, Talo weyddiista kuwa ruuxaanta leh, iyo saaxiriinta hadaaqda oo guryanta, miyaanay dadka waajib ku ahayn inay Ilaahooda talo weyddiistaan? Miyayse iyaga ku habboon tahay inay kuwa dhintay wax u weyddiiyaan kuwa nool aawadood?


And when they say unto you, `Seek unto those having familiar spirits, And unto wizards, who chatter and mutter, Doth not a people seek unto its God? -- For the living unto the dead!

Continue reading Report error