Ishacyaah 7:3 ~ Isaiah 7:3

picture

M arkaasaa Rabbigu wuxuu Ishacyaah ku yidhi, Adiga iyo wiilkaaga She'aar Yaashuubba taga oo waxaad Aaxaas uga hor tagtaan meeshuu biyomareenka balliga sare ku dhammaado kaasoo ku dhex yaal waddada berrinka dharmaydhaha,


Then the Lord said to Isaiah, “Now you and your son Shear-jashub go out to meet Ahaz at the end of the ditch of the upper pool on the road to the Fuller’s Field.

Continue reading Report error