Ishacyaah 7:2 ~ Исая 7:2

picture

O o waxaa reer Daa'uud loo soo sheegay war leh, Suuriya waxay xidhiidh la yeelatay reer Efrayim. Markaasaa qalbigiisii iyo qalbigii dadkiisuba waxay u ruxmadeen sida geedaha duurka dabayshu u ruxdo oo kale.


Тогава известиха на Давидовия дом: Сирия се съюзи с Ефрем. И сърцето на Ахаз, и сърцето на народа му се разклатиха, както горските дървета се разклащат от вятъра.

Continue reading Report error