O o Aaxaas ina Yootan, ina Cusiyaah, oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah wakhtigiisii waxaa Yeruusaalem ku soo kacay Resiin oo ahaa boqorkii Suuriya iyo Feqax ina Remalyaah oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil inay la diriraan, laakiinse way ka adkaan kari waayeen.
Now it came about in the days of Ahaz, the son of Jotham, the son of Uzziah, king of Judah, that Rezin the king of Aram and Pekah the son of Remaliah, king of Israel, went up to Jerusalem to wage war against it, but could not conquer it.
Continue reading Report error