Ishacyaah 66:3 ~ Исаия 66:3

picture

K ii dibi gowracaa wuxuu la mid yahay mid nin dilay oo kale, kii wan yar allabari ahaan u bixiyaana wuxuu la mid yahay mid eey qoorta ka jebiya oo kale, oo kii qurbaan bixiyaana wuxuu la mid yahay sida isagoo doofaar dhiiggiis bixiya oo kale, oo kii foox shidaana wuxuu la mid yahay sida isagoo sanam ammaana. Hubaal waxay doorteen jidadkooda, oo naftooduna waxay ku faraxdaa karaahiyadooda.


Режущий в жертву быка – как убивающий человека; приносящий в жертву ягненка – как ломающий шею псу; представляющий хлебное приношение – как приносящий свиную кровь, и приносящий в памятную жертву благовония – как тот, кто молится идолу. Они сами избрали свои пути, и мерзости их им приятны.

Continue reading Report error