Ishacyaah 66:20 ~ Isaiah 66:20

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Waxay Rabbiga qurbaan ahaan ugu keeni doonaan walaalihiin oo dhan, oo waxay ka soo kaxayn doonaan quruumaha oo dhan, iyagoo fuushan fardo, iyo gaadhifardoodyo, iyo sariiro gacmeed, iyo baqlo, iyo rakuubbo dheereeya, oo waxay keeni doonaan buurtayda quduuska ah ee Yeruusaalem, sida reer binu Israa'iil ay weel nadiifsan qurbaankooda ugu keenaan oo ay guriga Rabbiga u soo geliyaan.


Then they shall bring all your brethren for an offering to the Lord out of all nations, on horses and in chariots and in litters, on mules and on camels, to My holy mountain Jerusalem,” says the Lord, “as the children of Israel bring an offering in a clean vessel into the house of the Lord.

Continue reading Report error