W aayo, waxyaalahan oo dhan gacantaydaa samaysay, oo waxyaalahan oo dhammuna way wada ahaadeen, ayaa Rabbigu leeyahay, laakiinse ninkan waan fiirinayaa kaasoo ah miskiin, ruuxiisuna jaban yahay, eraygaygana ka gariira.
Todo esto lo hizo Mi mano, Y así todas estas cosas llegaron a ser,” declara el Señor. “Pero a éste miraré: Al que es humilde y contrito de espíritu, y que tiembla ante Mi palabra.
Continue reading Report error